Halkaan ka Daawo Taariikhda Cumar Binu Khadaab Allaaha ka raali noqde, waxaana ino soo jeedin doono Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Xafiduhullaah

Filed under: Somali News |

Waxaan akhristyaashayaasheena sharafta leh halkaan idinkugu soo gudbineena Maxaadaradi aad inooga barateen in aan wiigi halmar idin soo gudbino taaso ku saabsan tariikhda Khulufaau Raashidiin. Waxaan maanta hadu Ebe idmo idinso gudbin doona Tariikhi Cumar Binu Khadaab oo ah Khaliifki labaad(ama) Madaxweynhihi labaad ee Islaamka

Cumar allaaha ka raali noqde waxuu ka mid ahaa tobbonki looga bishaareeyay janada ayago aduunka jooga hadaba akhristyaal kuso dhawaada mudaxaarada oo inoo so jeedin doono

Sheekhu Faadil Sheekh Xasan Ibraahim Ciise Raximuhullaah

Halkaan ka daawo

Xafiiska wararka allkismayo.com
allkismayo@gmail.com

Shortlink:

Posted by on November 25, 2013. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.