MADAXA MAXKAMADA CIIDAMADA OO MAANTA MAGALADA KISMAAYO KU GEERIYOODEY

Filed under: Somali News |

waxaan maanta magalada kismaayo ku geeriyoodey madaxa maxkamada ciidamada ee gobolka jubbada hoose,  kasoo lagu magacabi jirey maxamed cusman cali(keebhaye) kadib markii uu  qilaaf soo kala dhaxgaley labo askari oo ka tirsan ciidamada dowlada  kuwasoo is rasaaseyay kadib ay xabad  haleeshay madaxa maxkamada ciidamada, waxaana lasoo qabtey askarigii falkan geystay,marxuun ayaa waxaa ku dhax jiray   dhalin yarada,  si uu  qilaafkooda u  xaliyo, kadib waxaa si lama filaan ah  rasaas u furey askari ka tirsan ciidamada dowlada waxaan goobti ku geeriyooday madaxa maxkamada ciidamada,falkaan ayaa  ah kii uga horeeyay oo ka dhaca  tan iyo markii  ay  soo galeen ciidamada dowalada iyo kuwa raaskaamboni , waxii soo kordhana gadaal ayaan idinka soo sheegi doonaa .

ALLKISMAYO.COM

Shortlink:

Posted by on February 12, 2013. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.