Shirkii mamul u sameeynta gobbolada Jubboyinka iyo Gedo oo baaqaday waa maxay sababta?

Filed under: Somali News |

Waxaa beryahanba soconayay xariiro joogta ah oo ay yelanayeen howlwada yaasha shirka jubboyinka iyo dowlada somaaliya waxayna u muuqataa in dowlada codsigedii la aqbalay oo uu shirkii baaqaday.

Warqad ka soo baxday xafiiska raisul wasaare Saacid oo uu ku saxiixanyahay wasiirka arimaha gudaha oo soo gaartay shabakada allkismayo ayaa waxaa ku cad in gudiga farsamada lagu martiqaaday in ay ka soo qeebgalaan shir lagu wado in uu Muqdisho ka furmo 26 bishaan oo ay dowlada ku sheegtay wada tashi iyadoo shirkaas uu socon doono ilaa 1 marso. hoos ka aqriso warqadii oo dhameystiran

 

 

casumad

 

Shortlink:

Posted by on February 23, 2013. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.