Dagaal xoogan oo maanta ka dhacay magalada Kismaayo

Filed under: Somali News |

Wararka aan ka heleeno magalada kismaayo ayaa sheegaya in koox hubeeysan ay werareen saldhiga magalada kismaayo iyadoo sida la sheegayo ay kooxdaan isku dayeen in ay xoog ku furtaan edeeysane ku xeran saldhiga booliska. Wararka ka soo baxaya magalada ayaa ah kuwa is qilaafsan isgaarsiintana hawada ayay ka maqantahay laakin nin rayid ah oo magalda ku sugan oo aan la hadalnay ayaa noo xaqiijiyay in uu dhintay ninkii hogaaminayay ciidankii duulaanka soo qaaday.
Warka waxuu intaa ku darayaa in ciidamadii duulaanka soo qaaday laga saaray magalda xaaladuna ay qasantahay.
Waxii soo kordha kala soco allkismayo.com

Shortlink:

Posted by on February 23, 2013. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.