Xarakada Alshabaab oo soo bandhigtay filim ka hadlayo habkii loo burburiyay

Filed under: Arimaha Bulshada |

waxaan halkan idinku soo badhigeena film ka turjumaya qaab koox nabad diidka ah  ee  al-shabab loo burburiyay iyo dayarta soomaaliyeed oo daruuf looga faa iideysanya oo cidkasta ay u isticmaaliyan  sidey doonan ,dhalin yaradan waa kuwa wax wanaagsan umada u soo kordhin lahaa hadii ay heli lahayeen wado toosan,shacab soomaaliyeed iyo gaar ahaan dhalin yarada waxay noqdeen xaabo cidkasta ay dabka u isticmaasho,rag danbi kasoo galey dunida kuwa soo  hooy ka dhiganaya soomaali islamarka  dhib hor leh ku soo kordhiyay guud ahaan dalka iyo dadka soomaliyeed,soomaaliya waa wadan shacabkiisu uu rogmey meelkasta oo aad dunida ka tagtana waxaa xabsiyada ku jira muwaadinin soomaali ah oo ku dhibateysan,dadka soomalida waa kuwa loo fiirsado marka safriyaan ama laga shakiyo waxaa sabab u dowlad la’aanta  iyo burburka ku dhacey iyo looga shaki argagaxiso waxaana kasii daran muwadanin aan marna ka qaxin in ay ku dhibateysan yihiin gudaha wadanka ,halkan ka daawo dhacdo aad u fool xun oo ka turjumeysa sida loo la  dhaq maayo dhalin yaro soomaaliyeed bilaa rajo ah.

 

Shortlink:

Posted by on April 8, 2013. Filed under Arimaha Bulshada. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.