Waxaan halkaan hambalyo meher ugu direyna mudane Maxamed Ismaaciil xasan iyo Marwo Maryan Axmed mallawey

Filed under: Somali News |

Hambalyo Hambalyo waxa halkaan hambalyo Meher looga diraya Xidiga iyo Xidigada Farta & faraantiga kuwaaso kala ah Mudane Maxamed Ismaaciil Xasan iyo Marwo Maryan Axmed Malawey.

Hooyo: Saruuro Bille
Awoowe: Xaji Xuseen Ibraahim
Maryan Ismaaciil Xasan
Nuur Ismaaciil Xasan
Maxamed xaji Xuseen
Cabdirizaakh Xaji xuseen
Barliin Xaji Xuseen
Bille Sheekh Nuur
Cabdiqani Ismaaciil Xasan
Xasan Xaji Xuseen
Saado Xaji Xuseen
Maryan Xaji Xuseen
farxiya Xaaji jimcaale
Ayuub Daahir
Sawaax Daahir
Nimco Daahir
Cali Xaji Xuseen
Nimco Daahir
Mamma Leyla Maxamed

Farxiya cali cabdi

Taahiro cabdi ibrahim
Cabdukhadir Xajji xasan
Maxameddeeq Axmed Malawey
Salaada Sanweyne Kheerow
Zakariye sweden
Faadumo SheeKh Nuur
Luul Sheekh Nuur
Abdirashiid Sheekh nuur
Axmed maxamed Ibraaahin,hiiraan
Cabdifataax Qowdhan
Cumar Abshir Jawaarey
Xasan Garane Kolmaale iyo Dhamaan reer Ibrahim Isaaq

Dhamaan dadka aan magacyadooda kor ku soo xusnay iyo kuwa kale oo aad uu tirabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin Waxey hambalyo meher uu dirayaan Lamaanayaasha kala ah, Maxamedamiin Ismaaciil xasan, Max,ed yare iyo Marwo Maryanruun Axmed Malawey, qalanja Luula oo Meherkooda uu ka dhacay Markey taariiqdu ahayd 24/04/2013 Magaalada Kismaayo gaar ahaan xafada Calanley.
Waxeyna leeyhin noqda kuwa Wadajira weligoodna isweheshada.

Anaguna hadeynu nahay Bahda allkismayonews waxeynu leenahay Ladnaan ku waara liibaanti EEbe lamaanan kala dhicin Sidi Leyla & Qeys
Gacal iyo sokeeye meherkiina lagu farax.

Shortlink:

Posted by on April 24, 2013. Filed under Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.